(Sawirro) Xukuumada Somalia oo ka guureysa Villa Somalia iyo xarun cusub oo loo dayactirayo

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay dhismaha guriga xukuumadda (Ex-xaruntii xisbiga) oo lagu wado dib-u-dhis ballaaran. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa howl-wadeennada ka shaqeynaya dib-u-dhiska ka xog wareystay hannaanka ay u wadaan dhismaha, waxuuna kula dardaarmay in sida ugu dhaqsiyaha badan ku dhammeeyaan si loogu guuleysto in xukuumaddu ku … Continue reading (Sawirro) Xukuumada Somalia oo ka guureysa Villa Somalia iyo xarun cusub oo loo dayactirayo